(Sawirro) Ku dhowaad 130 dagaalyahano Islaamiyiin ah oo lagu laayey saddex howlgal

Ciidamada Burkina Faso ayaa sheegay in ugu yaraan 128 dagaalyahanno ah oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ah lagu dilay saddex howlgal oo militariga dalkaasi sameyeen. Howgalladan ayey dowladu sheegtay in lagu sugayo ammaanka kuwaasoo xoojiyay bartimihii bishii May iyo bishaan June. Bishii la soo dhaafay weerar ka dhacay magaalada Seytenga ee waqooyiga gobalka Saaxil,ayaa lagu … Continue reading (Sawirro) Ku dhowaad 130 dagaalyahano Islaamiyiin ah oo lagu laayey saddex howlgal